Telesom
  • Hoyga
  • Ku Sabsan
  • Adeega
  • AHB
  • Hadyaddo
  • Xirfadaha
  • Xidhiidh
  • Galid
  • SOM
    • English
    • Somali
Galid
Diwaan-gali Akownkan

Shirkadda Telesom Dunida Markii ugu horaysay Ku Soo Kordhisay Technology cusub oo ah Sarrifka Lagacaha ee Moobil-ka (Mobile Exchange)

Post by Admin, Apr 8, 2018.

Hargeysa – (TELESOM) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa noqotay shirkaddii ugu horreysay ee dunidda ku soo kordhisa adeegga sarrifka lacagaha ee moobayladda. Adeeggan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee guud ahaan dalka laga hirgaliyo.

AHB Ugu Dambeeyay

Ogeysiis Ogeysiis!
Shirkadda Telesom Dunida Markii ugu horaysay Ku Soo Kordhisay Technology cusub oo ah Sarrifka Lagacaha ee Moobil-ka (Mobile Exchange)
Shirkadda Telesom waxay Macaamiisheeda ku Dhiiri gelinaysaa Isticmaalka shilling-ka Somaliland
War Murtiyeed ay soo Saartay Shirkadda Telesom oo la xidhiidha hakinta adeegyo ka mid ah Zaad service iyo Isticmaalka adeegyada cusub ee Zaad Somaliland Shillin ee shirkaddu soo kordhisay
Telesom oo daahfurtay adeeg cusub oo dhiiri gelinaya isticmaalka shillinka Somaliland, isla markaana caddaysay inay fulinayso Go’aamadii xukuumaddu kasoo saartay xakamaynta qiima dhaca Shillinka
Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo soo kordhisay adeegyo Cusub
Shirkadda Telesom Oo Koob Kubbadda Cagta ah u qabatay Shaqaale weynaha shirkaddaha Telesom Group.
Shirkadda Telesom oo Daah-furtay adeega casriga ah ee TELESOM CLOUD SERVICES
Ha’yadda Innovate Ventures
  • Telesom
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Xirfaddaha
  • Xogta Ilaali
  • Shuruudaha isticmaalka
  • FAQ
  • Ku Sabsan
Copyright © 2018 Telesom. Xuquuqdan oo dhan waxaa la dhowray