Telesom
  • Hoyga
  • Ku Sabsan
  • Adeega
  • AHB
  • Hadyaddo
  • Xirfadaha
  • Xidhiidh
  • Galid
  • SOM
    • English
    • Somali
Galid
Diwaan-gali Akownkan

Mobile Market

Adeegga Mobile Market

Mobile Market waa adeeg casri ah oo macmiisha u sahlaya in qaab Online ah u iibsan karaan, u iibin karaan, u kirayn karaan ama u kiraysan karaan dhamaan adeegyada iibka ah ama kirada ah ee ganacsiga suuqyada magaalooyinka Somaliland.

  • Isticmaalka Adeega Mobile Market
  1. Garaac lambarka-gaaban (Shortcode) *400#
  2. Dooro Mobile Market
  3. Waxaa kuu soo baxaya fariin,
  4. Ka dib sii dooro 1 Main Menu
  5. Hadda waxaad ku jirtaa adeega sii dooro mar labaad 3
  6. Waxa kuu soo baxaya liiska adeegyada, dooro adeega aad u baahan tahay in aad isticmaasho.
  7. Ka dib raac talaabooyinka kale, adigoo dooranaya 1 – 5 kolba lambarka baahidaada adeeg khuseyso.

Adeegyada Aasaasiga ah

Mobile
Internet
ZAAD

VAS Services

Facebook
SMS GROUPY
Mobile Market

Apps

Anti Theft
Football
Selfcare

Qalabka

Mifi
WIFI Router
Vehicle tracking system
  • Telesom
  • Nala Soo Xidhiidh
  • Xirfaddaha
  • Xogta Ilaali
  • Shuruudaha isticmaalka
  • FAQ
  • Ku Sabsan
Copyright © 2018 Telesom. Xuquuqdan oo dhan waxaa la dhowray