Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Mahadnaq iyo sagootin Madaxii Hawlgelinta Shirkadda Telesom

Post by Admin, Aug 22, 2022.

Hargeisa [TELESOM] Boodhka iyo Maamulka Telesom Group waxa uu munaasabad ballaadhan oo Mahadnaq iyo xilwareejin isugu jirta u sameeyay Ciise Maxamuud Faarax oo kamid ahaa Madaxda Shirkadda 23 sano ee u dambeeyay, isla markaana ahaa MADAXII HAWLGELINTA SHIRKADDA TELESOM (Operations Manager) muddo 13 sanno ku dhaw.
Sidoo kale, munaasibadan waxa barbar socday soo-dhawaynta maamulka cusub ee shirkadda oo ay ka mid yihiin Faarax Sugaal Guure, Telesom Group CEO. Maxamuud Cabdiraxmaan Gadhyare; Ku-xigeenka Telesom Group CEO, ahna Madaxa Hawlgelinta Telesom iyo Maxamed Isaaq Cilmi, Ku-xigeenka Madaxa Hawlgelinta Telesom.

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Telesom clouds

Latest CSR

Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
Telesom Group
Tartanka kubadda cagta ee “WALAAL ILA CIYAAR”
MATCO oo daahfurta baabuurka Zuzuki iyo Jac
Shirkadda Telesom oo magaca Somaliland kaga qayb gashay shir caalami ah
Xuska Todobbaadka Caalamiga ah ee Hal Abuurka Ganacsiga Somaliland
Shirka ICT-ga Somaliland 2022
Mahadnaq iyo sagootin Madaxii Hawlgelinta Shirkadda Telesom
Carwada Shaqada - 2022
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved