Telesom
  • Home
  • Buy Now
    • Buy ADSL service
    • Buy MYSMS service
    • Buy Vehicle Tracking service
    • Landline Installation
    • New Simcard
  • Support form
  • About
  • Service
  • Portfolio
  • CSR
  • Promotion
  • Career
  • Contact
  • Login
  • EN
    • English
    • Somali
Log In
Register an account

Tartanka kubadda cagta ee “WALAAL ILA CIYAAR”

Post by Admin, Feb 8, 2023.

Hargeisa [TELESOM] "WALAL ILA CIYAAR" oo ah tartan ciyaareed lagu qabto garoonka Cali Gadhle ayay shirkadda telesom si rasmiya u daah-furtay. Shirkadda Telesom ayaa tartankan maal-gelisay.

Waanu ku faraxsanahay in aannu taageerno tartanka kubadda cagta ee “WALAAL ILA CIYAAR” oo si rasmi ah uga bilaabmay garoonka Cali Gadhle ee magaalada Hargeysa.

Tartankan oo socon doona muddo bil iyo dheeraad ah waxa ka qaybgalaya ugu yaraan 60 ciyaartoy oo ah dhallinyartii hore ee kubadda cagta.
Waannu sii wadaynaa dhiirigelinta tartanada noocan oo kale ah.

Latest CSR

Carwo Ganacsiyeedkii 10aad ee Somaliland
Telesom Group
Tartanka kubadda cagta ee “WALAAL ILA CIYAAR”
MATCO oo daahfurta baabuurka Zuzuki iyo Jac
Shirkadda Telesom oo magaca Somaliland kaga qayb gashay shir caalami ah
Xuska Todobbaadka Caalamiga ah ee Hal Abuurka Ganacsiga Somaliland
Shirka ICT-ga Somaliland 2022
Mahadnaq iyo sagootin Madaxii Hawlgelinta Shirkadda Telesom
Carwada Shaqada - 2022
  • Telesom
  • Contact Us
  • Careers
  • Data Protection
  • Terms of Use
  • FAQ
  • About
Copyright © 2023 Telesom. All Right Reserved