Adeegga farriinta codka
Adeegga Voice-mail waa adeeg kuu sahlaya in fariimo laguu duubi karo xiliga aad mashquulka tahay ama aanad diyaar u ahayn inaad ka jawaabto lambarka ku soo garaacay.
Isticmaalka Adeegga farriinta codka
Xaaladaha uu kuu shaqaynaayo adeegu waa marka aad mashquulka tahay iyo marka uu xidhanyahay mobile-kaagu.
Si aad u dhagaysato farriimahaaga:
fadlan garaac 166 ama 167