Kubadda Cagta
Adeegani wuxuu macaamiisha ka caawinayaa inay la socdaan natijooyinka ciyaaraha ka dhacaya wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba.
Adeeggan isticmaalkiisu waa mid fudud, waxaanad iska diiwan gelin kartaa *400# kadibna waxad ka dooranaysaa football services.