Nagala Soo Xidhiidh

Haddii aad u baahan tahay in aad la soo xidhiidho maamulka sare,
fariin u dir info@telesom.com ama soo garaac: +252-2-522008.

Haddii aad u baahan tahay in aad wax ka ogaato adeegyada aanu ka qabano horumarinta bulshadda, fadlan fariin u soo dir iimaylka: pr@telesom.com
ama soo garaac line-ka +252 -2-522385.

Waxaad booqan kartaa xarumaha iibka ee aanu ku leenahay dalka, ama la xidhiidh xaruntayada daryeelka macmiilka adigoo garaacaya haddii aad dalka joogto lambarka gaaban ee 151 / +252-522168 ama fariin u dir support@telesom.com.

Waxaad adeegyada ZAAD-ka kala xidhiidhi kartaa lambarka gaaban ee 100 ama garaac +252-2-522222.
Qaybta Land-line-ka: 121/+252-2-522021/522064
Xafiiska Saamileyda: +252-2-522382/522132

Goobta:

Hargeysa,
Somaliland

Contact us