AC & Electric Technician
Waxa Shirkadda Telesom ka bannaan hal Boos oo ah AC & Electric Technician xirfad leh oo aqoon iyo khibrad u leh qaboojiyayaasha (AC-yada) iyo dabka (Power), kana shaqayn kara rakibid, dayactir, iyo hagaajin nidaamyada AC-yada iyadoo la ilaalinayo badbaadada, tayada, iyo wax-qabad kaba.